* Alle ayaa mahad leh mar walba , rasuulkiisana nabad iyo naxariis korkiisa ha ahaato.

* waxa la asaasay machadka taariikhda : 10/10/2010 .

  • Bogga machadka IQRA / Badhan :

* waxaa loo furay si ay uga faa’iideystaan dadka debedda waddanka ka jooga , hadday u baahdaan:

  A ) Quraanka kariimka ah in ay ku bartaan ayaga iyo ilmahoodaba online ahaan.

 B ) looga jawaabo su’aalahooda shareecada ay ka rabaan.

 C ) looga wacyi geliyo, duruus sharci ahna looga galo, iyo muxaadarooyin.

  D ) in aan wixii kusoo cusboonaada halkan kasii deynno, sida xafladda furitaanka ee sannadkii mar la qabto horraankiis,taas oo lagu bixiyo shahaadooyinka ardayda qalinjebisey ,iyo shahaadooyin-sharaf ,la siiyo dadka gacanta ka geysta had iyo jeed ( maskax iyo maalba) hab usocodka machadka shareecada.

     Alle baa mahad leh mar walba.

   Waxaa diyaariyey :  Dr  cabdirashiid sheekh saalax ( Abuusaalix )

p8