* ujeeddada ugu weyn ee loo asaasay waa:

1-  in dadka shareecada Islaamka lagu baro , gudaha iyo debeddaba , ayadoo ay joogaan culima heer Qaran ah oo takhasusaad kala geddisan wata, iyo kuwo maaddo walba dhigaya .

2-in lagu ilaaliyo manhajka saxda ah ee Ahlu sunnaha ,laguna barto oo Alla loogu caabudo sida  saxda ah oo nebigii diinta ku ogaa.

3- in lasoo saaro dadkii xambaarilahaa masuuliyadda dacwadda islaamka,  eeku hogaaminlahaa umadda islaamka ah ee soomaliyeed iyo ciddii la is gaadhaba.

dsc001941