Nidaamka waxbarasho

  1.  waxaa dhigta tiro rag iyo dumar isugu jira ilaa 200 arday .

  2.  waxbarashadiisu waxay ku egtahay hadda dugsi sare oo shareecada ah, computerka,caafimaadka ,iyo korontada oo xirfad ahna waa lagu dhigtaa

  3.  waxaa la dhigtaa sagaal bilood sannadka : 9aad —5aad .

  4. waxa dhigta  labada gelin iyo habeenkiiba dadka yaryarka iyo dadka waaweyn.

  5.  diploma shareeco ah waan ku heshiinney jaamacadda bariga Africa oo macadku ka tirsanyahay , waana ku tala jirnaa  sida ugu dhaqsaha badan ,baahi darteed.

  6. Quraanka kariimka waa lagu xifdiyaa,dad yaryar iyo waaweynba  waqtiyo gaara.