Waa xafladdi qalin jebinta machadka iqra dufcadii 4aad oo isugu jira wiilal gabdho xafladan waxaa ay barxadda machadka iqra ee barashda shareecada islaamka iyo luuqadaha ee magaalada baran – sanaag
waxaa kasoo qaybgalay xafladan culumo ,waxgarad , aqoonyahano ,ardaydii machadka iqra ,ardayda dugsida ,maamulda dugsiyada ,dumar ,
waxaa halkaas kahdlay maamulaha guud ee machadka iqra dr c/rashiid sh saalax , maamule dr c/rashiid waxaa uu kawar bixiyaY aas aasidii machadka ,baahidii loo aas aasay machadka iqra , iyo horumarka machadka iqra uu gaaray.
waxaa xafladda kahadlay . marti sharaf badan iyaga oo amaanay maamulka iyo maclimiinta machadka iqra
waxaa halkaas shahaadooyin lagu gudoon siiyay ardadii dafcadda 4aad ee sanadkan sidoo kale waxa shahaadooyin sharaf lagudoon siiyay maclimiinta machadka oo ay gudoon siiyeen adada qalin jebiye yaasha
sidoo kale waxaa halkaas lagu gudoon siiyay guddidii dib udhiska machad iqra oo isugu jiray rag iyo dumar
 
 
 
Xafladii Qalinjabinta Machadka iqra dufcadii 4aad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *